Qeexid

"eeg nuuni. ld nuunis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuunin oo kali ah:
  • Waxay ka soo laalaadiyeen sawirrada Lenin iyo Marx meel kast: ha noqoto xafiis dowlo, guryo, gobo ganacsi, waddo, jardiino, golayaasha hanuuninta iyo masraxyada.
  • Oo waxaaba dhici jirtay in xabsi dheer lagu xukumo ninkii u diida naagtiisa inay noqoto guulwade ama ay soo gudato waajibaadkeeda hantiwadaag, sida ka qaybgalidda shirarka hooyooyinka iyo dhallinyarada ee lagu qaban jiray golihii hanuuninta dadweynaha!