Qeexid

eeg nuuji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuujin oo kali ah:
  • Dilal kala duwan oo ka kala dhacay magaalada Boosaaso iyo bannaankeeda Wakaaladdii hore ee Batroolka oo loo gacan gelin rabo shaqsiyaad lagu naas nuujinayo.
  • Ma cada in Dowladda KMG ay dhinac heshiis kula gashay shirkaddaha shisheeye ee mudooyinkan ilaha dhaqaalaha lagu wareejinayay, hase ahaatee ganacsatada shidaalka ayaa ku qeyla dhaaminaya in shaqsiyaad gaar ah lagu naas nuujinayo arintani.