Qeexid

Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; bar. Tus. “N. kiilo bariis ah”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nus oo kali ah:
  • Waxaanuse is-tusnay in aannu ku soo beeganay saacad sharcigu sakhiran yahay ama marmarka qaarkood ay dhacdo cillad farsamo oo dhinaca korontada kaga timaadda ishaarooyinka.
  • Waxayse asxaabta badankoodu ku tageen, nusuusta iyo adilladuna tusinayaan in uusan Nabigu SCW Rabbigiis arag ee uu nuur arkay, sidaa xadiiska ay saxiixaynku wariyeen markii la waydiiyey Rasuulka oo lagu yidhi: "Rabbigaa ma aragtay?