Qeexid

"Xilli roobku da'o."

Qeexid Xigta

Daaq waxtar leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nur oo kali ah:
  • Ra'iisul wasare Nur Cadde oo xilka sii haynaya inta laga doranayo Madaxweyne cusub, ayaa intii uusan shirka jaraa'id qaban, wuxuu kulan gaar ah la qaaday Gudoomiyaha ARS-Jabuuti Sh.
  • Waxaa isna meeshas ka duceeyey oday Mox'ed Nur oo aad ugu dheraday ducadiisa, isagoo gaarsiiyey dhammaan ummadda Somaliyeed iyo muslimiinta kaleba, dalkii iyo dibadba.