Qeexid

"(-llo, m.dh) Sawir ama koobi laga sameeyo qoraal asal ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuqul oo kali ah:
  • . Nuqulka ogaysiinta ee ku xusan qodobka 27aad ee xeerkan oo Komishanku ka soo sameeyay liiska murashaxiinta oo u kala horeeya sidii loogu soo gudbiyay waa in lagu dhejiyo banaanka xafiisyada doorashada iyo gudaha meel la wada arki karo.
  • Nuqul ka mid ah warsaxaafadeedkan oo la soo gaarsiiyay xafiiska GO ayaa waxaa uu u qornaa sidan: Xarunta Dr.