Qeexid

N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow.

Qeexid Xigta

Duufaan badeed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nujub oo kali ah:
  • Veron, oo ka mid ah xiddigaha sida weyn isha loogu hayay kahor koobkii adduunka wuxuu aaminsan yahay in Manchester ku nujubtay sannadkiisii ugu horreeyay ee uu ku soo biiro.
  • Veron, oo ka mid ah xiddigaha sida weyn isha loogu hayay kahor koobkii adduunka wuxuu aaminsan yahay in Manchester ku nujubtay sannadkiisii ugu horreeyay ee uu ku soo biiro.