Qeexid

"Midab madow oo lo'da u gaar ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nugaal oo kali ah:
  • Dagaal Qasaare geystay Maanta ka dhacay Degmada Eyl ee Gobalka Nugaal.
  • Shirkadda Afrika Oil waa shirkadda ay heshiiska la gashay Range Resources si ay shidaal uga baarto labada dooxo ee Dharoor iyo Nugaal oo shirkaddaasi (Ex-Canmex) laga siiyey saamiga boqolkiiba 80% ee labadaas dooxo.