Qeexid

"Nafaqada laga helo wax la quuto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuday oo kali ah:
  • Nudayaashuna marka ay isu tagaan wexey noqdaan xubin. xubnaha isu tegeyna wexey sameeyaan habdhis (sida habdhiska taranka, hab dhiska dheefshiidka iwm). habdhisyadu hadey isu tagaan wexey sameeyaan noole (sida dad ama xayawaan).
  • Waan isku duubnaaneynaa si aan u uga guuleysano argagixisada, shacabkeenana ugu horseedno mustaqbal nabad iyo barwaaqo leh.” ayuu hadalkiisa ku soo gunaanuday Madaxweyne shariif.