Qeexid

"eeg noqo. ld noqod (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noqosho oo kali ah:
  • Weliba noqosho ruuxi ah si kale ayaaba loo eegi karaaye waxay ka shaqaynayeen waa dardargelinta nolosha dunida.
  • Aroornimadii haddii ay walaaladii la soo hadleen, arrintana wax ka waydiiyeen wuxuu u sheegay sidii ay ugu warrantay iyaduba, wuxuuse ku yidhi: Go’aanka intaanan gaadhin waan istikhaaraystay, haddana ka noqosho ma leh arrintaasi ee iska illooba.