Qeexid

"Dib ugu laabashada wax meeshii ay ka yimaadeen dib ugu laabto."

Qeexid Xigta

ld noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noqod oo kali ah:
  • Madaweyne Musharraf oo ka hadlay magaalada Islamabad ka dib markii uu ka soo noqoday booqasho uu seddex todobaad dibadda uga maqnaa.
  • Markaa Anaguna Ganacsatadii yar yaryd ayaanu ka Sii Iibinaa, taasina waxa ay Keentay in Raashinku Qaali Noqodo Maadama ay Gacmo Badani Sii kala iibsanayaan.