Qeexid

Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley).

Qeexid Kale

Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.

Qeexid Xigta

Cid barwaaqoobid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noolow oo kali ah:
  • Nin noolow maxaa aragti kuu laaban.
  • Nin noolow maxaa aragti kuu laaban.