Qeexid

"Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nooli oo kali ah:
  • Sannadkii 1930-kii, tirada Yuhuudda dalka Falastiin ku nooli, waxay gaadhay 300,000 qof; sannadkii 1939-kii, Yuhuuddu waxay bilowday in ay Carabta dhulka ka iibsadaan, gaar ahan Xeebaha barwaaqada ah ee ku dheraran Badda Cad.
  • Sidaa iyo nabadgelyo iyo nooli kulantee.