Qeexid

"Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin."

Qeexid Kale

Arrin horey loo illaaway dib u soo cusboonayn. 4. Dab sii damaya shidid.

Qeexid Xigta

Wax naf gelin (Eebbe).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noolee oo kali ah:
  • Liibiya iyo Soomaliya waxa ay soo nooleeyen xiriirkii siyaasadeed.
  • Dhawaan ayaa waxaa lagu wareejiyay ammaanka guud ee Degmada Bu'aale xubno ka tirsan Maxkamadaha Islaamka kuwaasoo uu sheegay Ibraahim Nooleeye inay ka codsadeen inay maamulkaan Degmada ayna amaankeeda ka shaqeeyaan.