Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noole oo kali ah:
  • Beryahaan waxaa loo dacwoodaa Maxaakiimta oo ilaa xad wax ka qabtay Garsoorka Dadweynaha, laakiin weli wax weyn baa dhiman oo Faanoole Fari Kama Qodna.
  • Sidaa darteed Aghahowa, wuxuu sii wataa ciyaarihii Ukraine, halka ay wadada boqornimadiisu ku xidhan tahay siduu u nooleeyo xulka qaranka Nayjeeriya.