Qeexid

"eeg noolee. ld noolays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noolayn oo kali ah:
  • Xilligaas Saalax wuxuu xoogga saaray dib u soo noolaynta ilaha dhaqaale ee ku aaddan xirfadihii uu ku takhasusay.
  • Talooyin Ku Wajahan Xukuumadda Cusub Waxaynu dawlad ahayn muddo toban sano ku dhaw, sida aynu wada ogsoonahay waxaan ku noolayn nabad buuxda iyo maamul dawladeed.