Qeexid

/dh eeg noolow. ld noolaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noolaansho oo kali ah:
  • Bulshada reer Somaliland oo soo mar-tay maraaxil adag iyo dagaallo sokeeye, waxay markasta ku riyoonayeen sidii ay u gaadhi lahaayeen nabad iyo wada noolaansho.
  • Ardayda somaliland ee kunool dalka india ayaa la sameeya wanaag wada noolaansho dadka ka yimaada somalia,iyaga oo ula dhaqma sidii dad ay beri ahaayeen walaalo maantase jaar yihiin aadna u ixtiraama,wayna na amaanaan nabad aanu gaadhnay runtii.