Qeexid Kale

ld nool2, noolaansho, nooli1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noolaan oo kali ah:
  • Haddii aanu banii’aadamku helin wuxuu cuno, noolaan-maayo, caafimaadna heli mayo, dahab iyo xariir toona xidhan maayo.
  • “Waxaan daganayn meelo banaan oo ciriiri ah, balse maanta waxaa nalsoo dajiyay dhul waasac ah oo aan ka dhisan karno guryo aan ku meel gaar ahaan ugu noolaano” ayuu yiri mid ka mid dadkii barakacayaasha ahaa ee la dajiyay Jasiira oo la hadlay saxaafadda.