Qeexid

"ld nooli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nool oo kali ah:
  • Shabeelka qaarada Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaarada Afrika wuu ka midab duwan yahay.
  • Dagaalka oo gabalku ugu dhacay deegaankii uu ka bilowday ayaa waxa uu baqdin aad u balaaran ku Abuuray dad faraku tiris ahaa oo ku haray Xaafadahaasi,kadib markii intabadan Dadkii ku noolaa Xaafadahaasi ay hore u barakaceen.