Qeexid
ld nood.
ld nood.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Lacagta inteeda waraaqda ah. ld noodh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cac, m.l/-cyo, m.dh) Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Hawl darteed tamar yarayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld nooli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Hantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld noolaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -laa, -layd
Qeexid: Wax nafi ku jirto ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan dansanayn ahaansho (dab).
Qeexid Kale: Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid wax noogay ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dho, m.dh) (baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) ld koor1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: noole jirro-dhaliye m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.
m.l
Qeexid: Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld noolaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-lyay, -liday; -lyi) Cid lacag ay baabur, diyaarad ama markab ku raacdo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Wax noocyo kala duwan ka dhigid. ld noocyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg nooji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: Cid barwaaqoobid.
Qeexid Kale: Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin.
Qeexid Xigta: Wax naf gelin (Eebbe).
Qeexid Kale: Arrin horey loo illaaway dib u soo cusboonayn. 4. Dab sii damaya shidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]