Qeexid

"(-cac, m.l/-cyo, m.dh) Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nooc oo kali ah:
  • Xaqiiqdaas muruga leh iyo weliba dagaalada ba’an, dilka ugaarsiga ah iyo maqnaanta horumar nooc walba ah ayaan noqday xaqiiqada Soomaliya taas oo ka timid siyaasad-xumadeenna aan gaamurtay oo waliba ah mid danbaysa.
  • Dagaal-oogayaasha noocan ah waxay wax u dhimeen qaranimadda iyo wada shaqaynta ummadda Soomaaliyeed.