Qeexid

Dhismo dheer oo nal iftiima oo midabbo kala duwan leh oo xeebaha iyo jasiiradaha lagu dhiso si maraakiibta, doonyaha iwm uga qiyaas qaataan; munaarad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noobiyad oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf): Wershad soo saari doonta milixda ayaa dhismaheeda dhawaan laga bilaabi doonaa magaalada Berbera, meel lix (6), KM dhinaca galbeed ka xigta noobiyadda Berbera.
  • Hargeysa (Haatuf): Wershad soo saari doonta milixda ayaa dhismaheeda dhawaan laga bilaabi doonaa magaalada Berbera, meel lix (6), KM dhinaca galbeed ka xigta noobiyadda Berbera.