Qeexid

Dhaqaale qofka baahidiisa ku filan muddo 24 saac ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nolol-maalmeed oo kali ah:
  • Ra’iisul Wasaarahu waxuu ka codsady caalamka in shacabka Soomaaliyeed loo baahanyahay in guryahoodi lagu celiyo isla markaana loo abuuro mashaariic lagu horumarinayo nolol-maalmeedkooda.
  • Galleyda waa cunto nolol-maalmeedka dad farabadan oo dunida ku nool.