Qeexid

"Muddada naftu joogto ee u dhaxaysa dhalashada iyo dhimashada."

Qeexid Xigta

Si lagu noolyahay oo lagu dhaqmo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nolol oo kali ah:
  • Qormadaani waxaaanu ku soo qaadanayaa Melez Zenawi Taariikh Nololeedkiisa iyo Tan Maamulkiisa oo kooban.
  • Dadka magaalada Laascaanood ayaa caro xoogan ka muujiyay dadkan la xer xeray xili ay ku guda jireen nolol maalmeedkooda isla markaana aysan jirin danbi ay galeen.