Qeexid

"Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado."

Qeexid Xigta

Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga niyo oo kali ah:
  • Nebi Nuux wuxuu ahaa dhowrsane runlow ah, oo Rabbi u soo direy dadkiisa inuu hanuuniyo, ugana digo cadaabka Aakhiro isagoo leh: Tolkeeyow Eebbe caabuda mana lihidiin Eebbe isaga aan ahayn waxaan idinkaga cabsanayaa cadaab maalin weyn.
  • Curiyaha Niyobiyaam wuxuu leeyahay hal falgal aad ugu dhow birta Tantalum ee isku safka yihiin.