Qeexid

"Ka n.: cid naxdin ku abuurid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nixi oo kali ah:
  • Waayaha adduunyadu kolba waa cayn, waa hadhkaa labadiisa gelin, mar way kaa farxisaa, marna way kaa nixisaa, mar way ku taageertaa markaasaad iskala garanweydaa meel aad joogtaba, marna way kugu soo ciirtaa, markaasaa madaxu ku cuslaadaa.
  • Ninkiibaa gartay oo baxay, balse Cumar baa dejiyay oo ku yidhi waad I baraarujisay ee waxba ha nixin.