Qeexid

"U n.: wax inuu wax kale ka soo jeedo u aqoonsasho. Tus. “Deeqsinimada Cali waxaa loo nisbeeyaa aabbihiis”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nisbee oo kali ah:
  • Todobaadkii hore ayay maamulka Al-shabaab xireen Wariye Muxidiin Xusni oo ka tirsan Shabelle, iyadoo dadaalo la sameeyay kadib lagu sii daayay, balse xarigiisa loo nisbeeyay warar amaanka ku saabsan oo uu baahiyay.
  • Way jirtaa oo lama diidii karo in dadyar oo isir ahaan Oromo loo nisbeeyo meelaha qaarkood ka degan yihiin, hase yeeshee taasi kama duwana Soomalida tirada badan ee ku dhex jirta deegaanka Oromada.