Qeexid

"(-sas, m.l) Weel yar oo qori ka samaysan, gacan leh oo biyaha la darsado; kalax."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nis oo kali ah:
  • Qorshahan Keenista Soomaaliya ciidamo shisheeye, oo si weyn ay uga biyo diideen dadka ku sugan dalka Soomaaliya gudihiisu, gaar ahaan kuwa ku nool Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxa si weyn dabada uga riixayay oo Col.
  • Isbahaysiga labada xisbi ee KUMIYE iyo UCID, waxay ka turjumaysaa doonista dadweynaha ay ku muujiyeen codkoodii.