Qeexid

"(-rgo, m.l) Ubadka geela midka lab; qurbac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nirig oo kali ah:
  • Tan kale waa in la xasuusnaada maahmaahdii ahayd: “ Hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho”.
  • Fal-dhaca hab dhaqanka qofnimo ee Hadraawi iyo ujeeddada ama nuxurka erey maanseedkiisu waa laba isir oo xaqiiqdii is ceshada, isu dhigma oo isugu sidkan sida hal iyo nirigteed ama isugu ladhan sida ul iyo diirkeed oo aan la kala saafi karin.