Qeexid

Nin ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ninnimo oo kali ah:
  • Xaaji Aadan Axmed ‘Af Qallooc’ wuxuu inooga tegay dhaxal ma guuraan ah oo qaali ah, talo siin muc weyn, waayo aragnimo, run sheegid, qiiro wadaninnimo, dadnimo, iyo dal jacayl.