Qeexid

ld nicmee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nimcee oo kali ah:
  • Immisaa ummad loo nimceeyaa oo ay nimcadu uga soo degta dhul, bad iyo barriba oo haddana ku kufriya, kadiba uu Allaah ciqaab adag ku ciqaabaa.
  • Xigmadaha lagala soo bixi karo xadiiskan waxa ka mid ah in Rasuulka aragtidiisu aad u ballaadhanayd isla markaana uu rabay in uu ilaa jiilasha aakhir samaanka soo baxaya baro haddii Ilaahay wax gaar ah ugu nimceeyaan inay u mahadnaqaan.