Qeexid

"ld nicmo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nimcad oo kali ah:
  • Waxaan idin leeyahay dadweynow durmaankan la idiin tumayo ha u hanqal taaginee nabadgelyadiina iyo nimcada aad ku jirtaan ilaashada.
  • Belo waatii adoo nabad u yaal ruqaanso ku tiraadee ilaahay nimcaduu isiiyey ku cibaadayso garan waayey.