Qeexid

"Ciid jilicsan oo aan boor lahayn oo togaggu keenaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga niis oo kali ah:
  • Markaan 10 jirsaday, dadkii Kaniisadaas joogey ayaa igu casuumay inaan kala qeyb galo ciyaalkooda ciida Christian day (Children’s chrismas Day).
  • Boorama, (Haatuf) Maamulka degaanka Boorama ayaa Shalay bilaabay olole la doonayo in lagu banneeyo ama lagu ballaadhiyo jidadka magaalada, isla markaana lagaga sifaynayo qashin iyo qalab dhisme sida dhagaxa iyo niista oo xidhay jidadka magaalada qarkood.