Qeexid

Feeraha geel saddexda ugu dambaysa oo xiga lugta dambe; mayraq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga niil oo kali ah:
  • Ugu yaraan dhaawacyo gaaraya 80-qof oo isugu jira dad waaweyn iyo caruur ayaa la dhigay Isbitaallada Madiina, Keysaney iyo Dayniile oo ku yaalla Magaalada Muqdisho, waxaan dhaawacyadaas ay ka dhasheen dagaalladii shalay iyo rasaas dhacday saakay.
  • Dhaawacyada ayaa waxaa la gaarsiiyay Isbitaalada Dayniile iyo Madiina, iyadoo dagaalku uu ku bilowday dhaqdhaqaaqyo ay sameeyeen ciidamada DF iyo kuwa kasoo horjeeda, iyadoo koox walba ay sheegatay guulo dagaalka ay ka gaartay.