Qeexid

"eeg nidaami. ld nadaamin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nidaamin oo kali ah:
  • Waa in ay si gaar ah ugu heshiiyaan arimaha canshuuraha iyo xeerarka kale ee nidaaminaya dhulalka iyo dhismooyinka ay leedahay ama ay deggantahay xukuumada federaalku ee ku dhexyaal magaala-madaxda.
  • Sheekh Shariif waxa uu sheegay in dhismaha Maxkamadaasi ay qeybkaqaadankarto nidaaminta Ciidamada Qaranka iyo in lasoo Afjaro khaladaadka Ciidamada ee dhanka Shabacbka iyo dhibaatooyinka Ciidamada dhexdooda ah.