Qeexid

"Wax la habeeyay ahaansho. ld nadaami."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nidaami oo kali ah:
  • Sheekh Shariif waxa uu sheegay in dhismaha Maxkamadaasi ay qeybkaqaadankarto nidaaminta Ciidamada Qaranka iyo in lasoo Afjaro khaladaadka Ciidamada ee dhanka Shabacbka iyo dhibaatooyinka Ciidamada dhexdooda ah.
  • .1.2 Xeer hoosaadka Goluhu waa qodobo qaanuuneed o lagu nidaaminayo: - 1.2.1 Qaab dhismeedka Golaha 1.2.3 Hab dhaqanka xubnaha iyo hanaan u socodsiinta Howlaha Golaha.