Qeexid

"Nabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay. ld nicmad, nimcad, nimco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nicmo oo kali ah:
  • Wallaahi, suma wallaahi, waa la idin weyddiinayaa nicmooyinka oo waa tuu Allaah yiri ‘Suma la tus’alunna yawma idin canin naciim’.
  • Dadka magaladan dagan waxey isku heystaa shanta nicmo ee dunida ugu qaalisan.