Qeexid

"(f.g) Wax neefta ku jirta ka saarid."

Qeexid Kale

(f.mg) Ka n.: cid hadal u ciil qabta dhageysad. 4. (f.mg) Ku n.: neefta lo'da cid ku daaweyn.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka n.: cid hawl ku daashay ka nasin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga neefi oo kali ah:
  • Dabadeedna Islaantii oo ladi wayday cabaadkii iyo oohintii ka baxaysay ciyaalka qalaylka loogu xiirayo habeen badhka oo is lahayd malaha markuu ka soo jeedsado ciyaalka dee adiga uun baa ku xigi doona ayay neefi ka soo booday markuu iyadii garab maray.
  • “Habayar, aan ku weydiiyee,” ayay tiri Ugaaso oo aan ka neefineyn islaantii Axado, “ma waxaad u qaaraamaysaa in aad badbaadisid qof kale, hayeeshee berito adiga markaaga laguu qaaraamo?