Qeexid

"(-cbaa, -cbayd/-ebcaa, -ebcayd) Wax aan la rabin kashasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga neceb oo kali ah:
  • Sh Cabdiqani waxa uu ahaa nin xaqa jecel dulmigana neceb taasina waxay keentay in ay isaga horyimaadaan dawladdii Kacaanka, hawlihii dawladdana looga qaaday, looguna bedelay xabsi.
  • Labo, ama mayee waa mid ay meeshu dhigtay tabar-darro, oo ay xubnihiisu weerar isku yihiin, oo aysan jirin xubin xubin ku tiirsan, oo is wada neceb—sidaasna uu beylah ku noqday.”