Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Aan wax jeclayn noqosho (cid). ld nebcow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga necbow oo kali ah:
  • “Jeclow ama necbow, Cigaal waxa uu ka dhigay dadka kuwo si weyn u haysta Somaliland.”
  • “Jeclow ama necbow, Cigaal waxa uu ka dhigay dadka kuwo si weyn u haysta Somaliland.”