Qeexid

"(-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh) Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nebi oo kali ah:
  • Qofkii ugu horeeysay ee aaminta mar ahaantaana rumeysa wacdiga iyo waxsheega nebiga waxay ahayd xaaskiisa Khaddiijo, waxaa ku xigay oo asna rumeeyay ina adeerkiis Cali bin Abi Daalib oo wakhtigaasi 10 jir ahaa.
  • " kitaabka Quraanka kariimka ee la siiyay Nebi Muxamed "