Qeexid
Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn. ld nibiri.
Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn. ld nibiri.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld nabaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh) Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.
Qeexid Xigta: (-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.
Qeexid Kale: B.ga: maanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]