Qeexid

eeg neceb. ld nebcaansho, necbaan, necbaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nebcaan oo kali ah:
  • Ardaydu inkasta oo aanay hub haysan, hadana dhaqdhaqaaqa isbedel doonka way taageen, laakiin taasi waxay keentay nebcaansho ardayda uga yimaadda dhinaca boqorka.
  • Ardaydu inkasta oo aanay hub haysan, hadana dhaqdhaqaaqa isbedel doonka way taageen, laakiin taasi waxay keentay nebcaansho ardayda uga yimaadda dhinaca boqorka.