Qeexid

"(-lo, m.l) Maqasha idaha keeda lab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nayl oo kali ah:
  • Agaasimaha Guud, wuxuu intaa ku daray oo uu yidhi; “Waxaanu sidnay waraaq uu Madaxweynuhu u qoray Xafiiska Caafimaadka Xoolaha ee adduunka, oo uu kaga codsanayay in nayloo ogolaado xubin ka noqoshada ururkaa.
  • Dabadeedna wuxuu yidhi "Hadaa qalad ayaa halkan (Qolka xadhiga) loogu daray", ka dibna kornayl Daaniyal intuu cararay ayuu soo daayey Fiqra Salaase.