Qeexid

Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah.

Qeexid Xigta

Rajo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nayaayiro oo kali ah:
  • Noloshu waa hadhka labadiisa gelin, oo subaxba weji bay ku tusaysaa, subax waxay ku tusaysaa farxad iyo nayaayiro nololeed, subax-na waxay ku tusaysaa murugo iyo guul darro nololeed.
  • Noloshu waa hadhka labadiisa gelin, oo subaxba weji bay ku tusaysaa, subax waxay ku tusaysaa farxad iyo nayaayiro nololeed, subax-na waxay ku tusaysaa murugo iyo guul darro nololeed.