Qeexid

"Laan cilmi afeedka ka mid ah oo lagu barto weereynta, dhismaha ereyada iyo codeynta."

Qeexid Kale

Buug xeerarka naxwaha ka hadlaya.

Qeexid Xigta

Hadal si wanaagsan u dhisan oo murti iyo macno leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxwe oo kali ah:
  • Erayga naxwe ereybixin naxwe ahaan waxaa loola jeedaa xeerka barashada afka.
  • Sidaasi awgeed naxwe ahaan waxa sax ah weedha dambe ee ah ‘Dhuxushu way nooshahay’.