Qeexid
ld nuxuus1.
ld nuxuus1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld nuxuus2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld nuxuusi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld nuxuusin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld nuxuusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: N. ah: xilli ay dadku sharaystaan.
Qeexid Xigta: N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto.
Qeexid Kale: N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus1, nuxus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax daciif ah noqosho. ld naxuus2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin aad u gaboobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid.
Qeexid Xigta: U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maamuus1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld maamuus2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld maamuusjebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Laan cilmi afeedka ka mid ah oo lagu barto weereynta, dhismaha ereyada iyo codeynta.
Qeexid Xigta: Hadal si wanaagsan u dhisan oo murti iyo macno leh.
Qeexid Kale: Buug xeerarka naxwaha ka hadlaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Xumaan xaasidnimo ku jirto.
Qeexid Xigta: ld laxni.
Qeexid Kale: Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld naxas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld naxsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka n.: cid naxdin ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Maalin ama waqti nuxus ah. ld naxsi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dab aad u kulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]