Qeexid

"Wax naxay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxsan oo kali ah:
  • Haa haddaa waa la siinayaa ayaan idhi aniga oo hooyaday ka naxsan naagtaydana ka xishoonaya, istaaqfurula ka baqaya.
  • Dadkii ciyaartaas ka qeybqaadanayay ayaa markii qaraxaasi dhacay durba kala yaacay oo ku kala dareeray goobtii ciyaartu ka socotay iyagoo aad u naxsan waxaana la sheegay in mid ka mid ah dadkaasi dhaawiciisa uu aad u daran yahay.