Qeexid

Xumaan xaasidnimo ku jirto.

Qeexid Kale

Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.

Qeexid Xigta

ld laxni.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxli oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, waxaan shaki ku jirin in Jug-soo-dhacay yahay fidno cusub oo ku soo korodhay Somaliland, isla markaana u baahan in shacabku dhegaha iyo indhahooda ka dabooshaan naxliga iyo sunta uu qaybinayo.
  • Dhallintii dhulkaygaay, xumaan iyo xasad baa la inagu abuuray, naxli iyo nuxus baa dhexdeenna la dhigay.