Qeexid

"Dareen cabsi ku jirto oo qof ku dhacda marka uu la kulmo waxyeello aanu filanayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxdin oo kali ah:
  • Odaygii markii uu jawaankii gacanta ku dhigay ayuu furay si uu u hubsado inay alaantii dhan tahay, dabadeedna markii uu hubsaday inay alaabtii u dhan tahay ayaa neefi ka soo boodday oo ay naxdintii ka ba’day.
  • Waa dhacdooyin naxdin badan, gocasho iyo xusuus huwan oo dhammaantood u daran.