Qeexid

"(naxash/-shyo, m.dh) ld nacash (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxash oo kali ah:
  • Dadweyne fara badan oo isugu jira Saraakiisha Hey'adaha,aqoonyahan iyo arday ayaa sii sagootiyay naxashkii Meydka oo diyaarad qaas ahi ka qaaday maanta Magaalada Beled-weyn.
  • Adinka ayaa hal naxash kuwada duula (diyaarad), oo nimba ninka kale shaqadiisu ay ku xirantahay kan kale noloshiisa iyo tan dadweynaha rayid ah ee idin soo miciin bida inaad geysaan goballadooda ee dhan walba iska-kaashada.